DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Xaafada Istanbul Oo Ay Ku Gubteen 45 Guri, Shaacinayayna Wakhtiga Qoysaskan La Rarayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Xaafada Istanbul Oo Ay Ku Gubteen 45 Guri, Shaacinayayna Wakhtiga Qoysaskan La Rarayo.
October 9, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Maayarka caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ayaa kormeer ku tagay xaafada istanbul oo ay degan yihiin dad barakacayaal ah.

Sidoo kale Maayarka caasimada hargaysa ayaa tacsi udiray dadkii ku geeriyooday dabkii dhawaan ka kacay xaafadan iyo kuwii khasaaruhu kasooo gaadhay

Maayar cabdiraxmaan soltelco ayaa sheegay in  ay qoysaskan deg deg urari doonaa isla markaana ay dejin doonaa dhul ay leeyihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS