DAAWO; Shirkii Nabadaynta Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Koonfurta Gobolka Sool Oo La soo Gabogabeeyay Iyo Qodobada Ka Soo Baxay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Shirkii Nabadaynta Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Koonfurta Gobolka Sool Oo La soo Gabogabeeyay Iyo Qodobada Ka Soo Baxay.
October 9, 2018 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N) Shirkii nabadaynta beelihii dirirtu ku dhexmartay koonfurta magaalada laascanood ee gobolka sool

Shirka nabadaynta oo ay  goob jog ka ahaayeen gudoomiyaha golaha wakiilada iyo wasiirka arimaha gudaha ayaa laga soo saaray qodobo lagu heshiiyay iyo awaamiir culus oo la dul dhigay labada beelood

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS