DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Madaxda Shirkada Dp World Oo Si Wada jir ah U dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Madaxda Shirkada Dp World Oo Si Wada jir ah U dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Berbera.
October 10, 2018 - Written by Editor:

BERBERA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo masuuliyiin kale oo kamida xukuumada Somaliland, maamulka gobolk saaxil ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad lagu dhax dhigayay dhismaha dekeda berbera

Waxaana munaasibad kasoo qaybgalay kuxigeenka shirkada Dp World iyo madax kale oo ka socotay shirkada gacanta ku haysa dekeda berbera

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/0nKh3llbnqg

 

COMMENTS
LINKS