DAAWO; Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamada Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamada Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog wajaale.
October 10, 2018 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Gudoomiyaha maxkamada ismaamulka somalida itoobiya iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada tog wajaale qaybta ismaamulka itoobiya.

maamulka itoobiya

Waftiga oo ay kamid ahaayeen wasiirka waxbarashada iyo xubno kale ayaa ujeedada socdaalkoodu ahayd in ay soo galbiyaan maamulka cusub ee loo soo magacaabay magaalada Tog wajaale

Waxaan soo dhawayntii waftigan hadalo ka jeediyay Madaxdhaqameedka deegaanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS