Daawo:Madaxa DP World Oo Ka Hadlay Dhismaha Dekada Cusub Ee Berbera Laga Hirgalinayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Madaxa DP World Oo Ka Hadlay Dhismaha Dekada Cusub Ee Berbera Laga Hirgalinayo
October 11, 2018 - Written by Wariye:

dp worldHargaysa(WJN):Madaxa shirkada DP World ayaa ka hadlay hirgalinta dhismaha dekada cusub ee ay ka bilaabayaan magalada berbera waxana uu aad ugu dheeraaday muhiimada ay u leedahay qaranka somaliland iyo ka shirkad ahaanba

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS