WAJAALE NEWS

Daawo Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Qandaraashka Lagu Saxeexayay Dhismaha Cusub Ee Dekada Berbera

muuseHargaysa(WJN):Madaxwaynaha jamuuriyadda somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa ka hadlay isla markaan faahfaahin ka bixiyay qandaraashka cusub ee shirkada WP World ay ku hirgalinay dekada cusub ee magaalada berbera laga hirgalinayo.

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habbane

Exit mobile version