WAJAALE NEWS

Dadweynaha Reer Gabiley oo Iskaa Wax U Qabso Ku Dhisaya Dayrka Dugsiga New Gabiley

Gabiley (WJN)- Shacab waynaha ku dhaqan magaalada Gabiley oo ay hor kacayaan maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta bilaabeen barnaamij iskaa wax u qabso ah oo dhisme dayr ah loogu dhisayo dugsiga hoose dhexe ee NEW GABILEY.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version