WAJAALE NEWS

Edna Aadan oo Si Adag Uga Hadashay Waraysi Ay Siisay Idaacada VOA oo Si Khaldan Loo Turjumay

Hargeysa (WJN)- Ergayga Somaliland u qaabilsan wada-hadalada Soomaaliya Drs Edna Aadan Ismaaciil ayaa waxa ay si adag uga hadashay warasyi dhawaan ay siisay Laanta Af-soomaaliga ee Idaacada VOA oo ay sheegtay in si khaldan loo turjumay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/hrGAUBY2mGo

Exit mobile version