Ismaan dhaafka Xisbiyada Somaliland oo saamayn ku yeelanaya howlaha diyaargarowga doorashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ismaan dhaafka Xisbiyada Somaliland oo saamayn ku yeelanaya howlaha diyaargarowga doorashooyinka
October 13, 2018 - Written by Reporter:
165 habeen ayaa ka hadhay xilliga loo asteeyey inay Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Dawladaha Hoose ka qabsoomaan Somaliland taas oo ku beegan maalin Arbaca ah, bisha March 27, 2019, hase ahaatee waxaa jira caqabado waaweyn oo weli horyaalla inay doorasho qabsoonto, taas oo faham ahaan muujinaysa inaanay suurogal ahayn in wakhtiga kooban lagaga gaadhsiiyo hawlaha doorashada ee yaalla, maadaama aan illaa haatan heshiis lagu ahayn habka doorashada loo gelayo ama aanu jirin qorshe doorasho oo ay heshiis ku yihiin dhinacyada ku lug leh hawlaha doorashooyinka Somaliland.
Warbixintan oo dhamaystiran si aad u hesho halkan guji,

http://centerforpolicy.net/cpd/wp-content/uploads/2018/10/October-Election-Monitoring-SOMALI.pdf

http://centerforpolicy.net/cpd/wp-content/uploads/2018/10/Final-English-Version-of-October.pdf

 

Mahadsanid.
Xafiiska la Socodka Arimaha Doorashooyinka (Election Monitoring Office) ee Xarunta Darasaadka Siyaasada (CPA).
COMMENTS
LINKS