WAJAALE NEWS

Maamulkii Farmaajo waxa uu taageeray oo uu si xaq-darro ah u garab istaagay gardarrada dhagarta ah ee loo geystay Wariye Jamal Khashoggi.

Muqdisho waxa ay u xaglisay Sucuudi eedaysane ah, waxana ay ka xaglisay Turki oo dhibbane dalkiisa cid la gu waxyeelleeyey ah. Waxa la yidhi “doqon ha u gargaarin ha na gargaarsan”!

Dhanka kale waxa ay Muqdisho ka hortimid guud ahaan xorriyaadkii aadaminimo iyo xaquuqdii dhibbanaha.

Maanta Xamar waxa ay muujisay in sadaqad iyo dawaro ay ka doorbiddo wax wal oo kale oo qiyam ah.

 

Mohamed Hagi Mohamoud

 

Exit mobile version