DAAWO; Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo War Kasoo Saartay Ka Qaybgalka Siyaasiyiinta Ee Xafladaha Qalin Jabinta Ardayda Jaamacadaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo War Kasoo Saartay Ka Qaybgalka Siyaasiyiinta Ee Xafladaha Qalin Jabinta Ardayda Jaamacadaha.
October 17, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)  Wasiir kuxigeenka Wasaarada waxbarashada jsl ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalada yoo yootanka ah ee siyaasiyiinta asxaabta Somaliland  ka jeediyaan xafladaha  qalin jabinta ardayda jaamacadaha dalka taasi oo malmihii udanbaysay ay hadalhayntoodu bulshada ku badnayn.

Sidoo kale wasiir kuxigeenka waxbarashada ayaa bulshada reer somaliland iyo ardayda jaamacadaha   ka raali galiyay weedhaha xanafta leh ee siyaasiyiinta ka jeediyeen munaasibada ardayda .

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS