WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo War Kasoo Saartay Ka Qaybgalka Siyaasiyiinta Ee Xafladaha Qalin Jabinta Ardayda Jaamacadaha.

Hargaysa(W,N)  Wasiir kuxigeenka Wasaarada waxbarashada jsl ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalada yoo yootanka ah ee siyaasiyiinta asxaabta Somaliland  ka jeediyaan xafladaha  qalin jabinta ardayda jaamacadaha dalka taasi oo malmihii udanbaysay ay hadalhayntoodu bulshada ku badnayn.

Sidoo kale wasiir kuxigeenka waxbarashada ayaa bulshada reer somaliland iyo ardayda jaamacadaha   ka raali galiyay weedhaha xanafta leh ee siyaasiyiinta ka jeediyeen munaasibada ardayda .

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version