Roobab Dabaylo Wata oo Ka Da’ay Dagmada Lughaya iyo Garbadadar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Roobab Dabaylo Wata oo Ka Da’ay Dagmada Lughaya iyo Garbadadar
October 17, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Deegaanada Lughaya iyo Garbadadar oo ka tirsan gobolka Awdal ayaa waxaa maaanta gelinkii danbe ka da,ay roobab dabaylo wata, Iyadoo aanay roobabkaasi dabaylaha wata wax khasaare ah gaysan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS