Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Talyaaniga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Talyaaniga
October 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Uqaabilsanaha deeqaha dowlada Talyaaniga u fadhiya dalka Kenya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS