WAJAALE NEWS

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Talyaaniga

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Uqaabilsanaha deeqaha dowlada Talyaaniga u fadhiya dalka Kenya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version