WAJAALE NEWS

Daraasad Laga Sameeyay Dekedda Berbera iyo Shirkadda DP World

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxamed Cismaan Fadal oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay daraasad cusub oo uu ka sameeyay Dekeda Berbera iyo waxa ka fulay mashaariicihii ay balan qaaday Shirkada Dp World.

 

Halkan hoose ka dhagayso warbixintan oo faah-faahsan

Exit mobile version