WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socda Hayadaha Qaramada Midoobay.

JIG JIGA (W,N) Madaxwayanaha Ismaamulka Somalida Etoobiya Mustafe Cagjar ayaa kulan layeeshay wafti balaadhan oo ka socday haayadaha qaramada midoobay  kaasi oo uu kula qaatay magaalada jig jiga

Madaxwayne mustge cagjar ayaa waftigan warbixin ka siiyay xaalada deeganka iyo isku dhacyadii dhexmaray qabaailka somalida iyo oromada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/_zQgWkrmkII

Exit mobile version