WAJAALE NEWS

DAAWO; Xildhibaan Xasan Shahar Oo Ka Jawaabay Cabashada Qaarkamida Dadwaynaha Degmada Axmed Dhagax Soona Bandhigay Wadooyinka Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Xaafadan.

Hargaysa(W,N) Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (xasan shahar) oo kamida  golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay cabashada qaarkamida dadwaynaha xaafada axmed dhagax oo maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta ka hadlayay isagoo dadwaynaha xaafada ugu baaaqay in ay waxa ay tabanayaan sifiican usheegtaan,

Sidoo kale xildhibaan Xasan Shahar ayaa dadka arimaha xaafadan siyaasada ka dayaya ugu baaqay in  aanay jirin wax kalkaasi lagu mashquulo cashuurtuna ay soconayso isagoo dhanka kale  Xildhibaanka ayaa  soo sharaxay waxyaabaha horumarineed ee dawlada hoose ka qabatay xaafada axmed dhagax.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;

 

Exit mobile version