DAAWO; Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Dadwaynaha Reer Gabiley Kala Qayb-Galay Barnaamijkii Iskaa Wax U Qabso Ee Lagu Dhisayo Dayrka Dugsiga New Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Dadwaynaha Reer Gabiley Kala Qayb-Galay Barnaamijkii Iskaa Wax U Qabso Ee Lagu Dhisayo Dayrka Dugsiga New Gabiley.
October 18, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wasiirka wasaarada horumarinta Somaliland ayaa maanta socdaal kutagay magaalada gabiley isagoo dadwaynaha reer gabiley kala qaybgalay barmaamijka iskaa wax uqabso ee lagu dhisayo dhismaha dayrka dugsiga hoose dhexe ee new gabiley

Wasiirka wasaarada maaliyada oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo dadwaynaha ayaa halkaasi ka bilaabay dhismaha dayrka oo galay wajigii labaad

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS