Maamulka Degmada Arabsiyo Oo ka Hadlay 50 Ceelbiyood Oo Ay Khasaare Soo Gaadhsiiyeen Daadadkii Soo Rogmaday Ee Dooxyada Magaaladu. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Arabsiyo Oo ka Hadlay 50 Ceelbiyood Oo Ay Khasaare Soo Gaadhsiiyeen Daadadkii Soo Rogmaday Ee Dooxyada Magaaladu.
October 19, 2018 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N) Maamulka Gobolka Gabiley oo uu weheliyo gudoomiyaha degmada arabsiyo ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha beeralayda arabsiyo ay soo gaadhsiiyeen  daadadkii soo rogmaday ee roobabkii ka da,ay gobolka gabiley kuwaasi oo aasay ceelal kor udhaafaya 50 ceel halka ay khasaare kala sobobeen.

khasaaraha arabsiyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS