WAJAALE NEWS

Maamulka Degmada Arabsiyo Oo ka Hadlay 50 Ceelbiyood Oo Ay Khasaare Soo Gaadhsiiyeen Daadadkii Soo Rogmaday Ee Dooxyada Magaaladu.

ARABSIYO(W,N) Maamulka Gobolka Gabiley oo uu weheliyo gudoomiyaha degmada arabsiyo ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha beeralayda arabsiyo ay soo gaadhsiiyeen  daadadkii soo rogmaday ee roobabkii ka da,ay gobolka gabiley kuwaasi oo aasay ceelal kor udhaafaya 50 ceel halka ay khasaare kala sobobeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version