Ururada Haweenka Somaliland Oo Saluug Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Iyo fariinta Ay Udireen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururada Haweenka Somaliland Oo Saluug Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Iyo fariinta Ay Udireen.
October 19, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Ururada ay ku bahoobeen Haweenka somalilandAqoonyahan Iyo Xubno Bartay Sharcigaa oo maanta si wada jir ah warbaahinta ula hadlay ayaa saluug xoogan ka muujiyay dhismaha xukuumada madaxwayne muuse oo gabi ahaanba doorkii haweenku ka maqan yhiin xilalka uu Magacaabo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS