WAJAALE NEWS

Ururada Haweenka Somaliland Oo Saluug Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Iyo fariinta Ay Udireen.

Hargaysa(W,N) Ururada ay ku bahoobeen Haweenka somalilandAqoonyahan Iyo Xubno Bartay Sharcigaa oo maanta si wada jir ah warbaahinta ula hadlay ayaa saluug xoogan ka muujiyay dhismaha xukuumada madaxwayne muuse oo gabi ahaanba doorkii haweenku ka maqan yhiin xilalka uu Magacaabo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version