DAAWO; Muuqaalka Cabdi Iley Oo Hadalo Qiiro Leh ka Hor Jeediyay Maxkamada, Sheegayna Wixii Danbiyo Ka Dhacay Etoobiya Ay Iyagoo Kaliyihi Uxidhan Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaalka Cabdi Iley Oo Hadalo Qiiro Leh ka Hor Jeediyay Maxkamada, Sheegayna Wixii Danbiyo Ka Dhacay Etoobiya Ay Iyagoo Kaliyihi Uxidhan Yihiin.
October 19, 2018 - Written by Editor:

Adis,ababa(W,N) Madaxwaynihii hore ee dawlada Cdeegaanka somalida Etoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Cabdi Iley oo maan mar kale la horkeenay maxkmada ayaa maxkamada horteeda ka jeediyay hadalo qiiro leh kuwaasi oo dadkii dacwadiisa dhagaysanayay ka oohiyay

Sidoo kale cabdi ilay ayaa sheegay in dawlada fedearaalka  etoobiya wixii danbi ka dhacay ee ay madaxda somalida oo kaliya ay uxidhan yihiin taasi aanay cadaalad ahayn ee kuwii falalkan ku qasbay fulinayayna lasoo qabto,

Halkan ka Daawo Muuqaalkan Laga Soo Duubay Cabdi Ilay;

https://youtu.be/CHEUqNJVJpk

COMMENTS
LINKS