DAAWO; Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmooyinka Maxamuud Haybe Iyo Maxamed Mooge Oo Jawaab Adag Bixiyay Xubno Sheegay Inay Maamul Samaysteen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmooyinka Maxamuud Haybe Iyo Maxamed Mooge Oo Jawaab Adag Bixiyay Xubno Sheegay Inay Maamul Samaysteen,
October 19, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Qaarkamida Xildhibaanada golaha deegaanka Caasimada Hargaysa oo Jawaab adag ka bixiyay qaarkamida bulshada degmooyinkan oo sheegay in maamul samaysteen

Xildhibaanada ayaa falka ay ku kaceen kooxdani ku tilmaamay mid sharciga baalmarsan soona jeediyay in talaabo adag laga qaado.

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;

COMMENTS
LINKS