Daawo: Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Hada Ka Jawaabay Eedihii Madaxwaynuhu Ujeediyay, Ayaan Darana Ku Tilmaamay In Uu Toban Bilood Kadib Yidhaa Wadani Muu Tanaasulin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Hada Ka Jawaabay Eedihii Madaxwaynuhu Ujeediyay, Ayaan Darana Ku Tilmaamay In Uu Toban Bilood Kadib Yidhaa Wadani Muu Tanaasulin.
October 22, 2018 - Written by Reporter:

Bristol (WJN)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa jawaaab adag ka bixiyay eedihii Madaxwayne Muuse Biixi u jeediyay, Waxaanu ayaan darana ku tilmaamay in uu toban bilood ka dib yidhaa Waddani muu tanaasulin oo hadalkii ayaan dib u dhagaystay.

Sidoo kale Guddoomiye Cirro ayaa shaaciyay in dalka Xisbiga Waddani masuuliyadi ka saran tahay oo hadii Madaxwaynuhu xilkiisa gudan waayo ay qabanayaan shir qaran,

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/RtKr35bz6_s

COMMENTS
LINKS