“Waa Ayaan Daro In Maxamed Xasan Dalab Oo Aynu Wada Garanayno Uu Qori Meel Lafadhiya Isagoo Cadaalad Raadinaya, Inankiisiina Wasiir Yahay Muuse Biixina Joogo”Ramaax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waa Ayaan Daro In Maxamed Xasan Dalab Oo Aynu Wada Garanayno Uu Qori Meel Lafadhiya Isagoo Cadaalad Raadinaya, Inankiisiina Wasiir Yahay Muuse Biixina Joogo”Ramaax.
October 28, 2018 - Written by Editor:

“Muusaa Cadaalad Looga Fadhiyaa, Hasayeeshee  Marka Aad Aragto Maxamed Xasan Dalab Oo aynu wada Garanayno Oo Ah nin Ganacsade ah Oo Qiimo leh  ah Daduu Yahay Aynu Arkayno Isagoo Qori Meel Lafadhiya Oo Cadaalad Raadinaya Inankiisiina Wasiir Yahay Muusana Joogo” Ramaax,

HARGAYSA(W,N) Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Xilal kala Duwan oo Gudoomiyenimo Kasoo Qabtay Gobolada Dalka Ayaa Madaxweynaha Somaliland ugu Baaqay Inuu Si Cadaalada Waafaqsan Hoos ugu eego Arinta  Maxamed Xassan Dalab oo Ah Qoyska leh Dhulka Loo Qorsheeyey Madaxtooyada Cusub.

Ramaax ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in maanta maxamed xasan dalab oo reer somaliland wada garanayaan uu isagoo cadaalad raadinaya lasoo fadhiisto qori meel isagoo sheegay in inankii uu sodoga U ahaana uu wasiir yahay muuse biixina uu jooga balse ay tahay ayaandaro Arintani.

HALKAN KA DAAWO  MUUQAALKA RAMAAX OO ARIMAHAASI KA HADLAYA;

https://youtu.be/xeLOi6y07ls

 

COMMENTS
LINKS