Habka uu u shaqaynayo Bankiga Dhexe, Ilaalinta isku bedelka lacagaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Habka uu u shaqaynayo Bankiga Dhexe, Ilaalinta isku bedelka lacagaha
November 4, 2018 - Written by Reporter:

How Foreisn Exchange Reserve Bank Workice.

Wadankasta waxaa uu soo dhoofsadaa  lacag adag iyada oo loogu kaydiyo habka Lookalka ah waxaanay u gudbiyaan lacagta Reserve Bank.

Hadaba laba siyaabood ayaa aduunka looga faa,idaystaa shaqada Bangiyada Local-ka ah iyo xawaaladaha, nidaam waa nidaamkan oo loogu kala galo qiimaha dowladu  ku ilaashanayso lacagaha adag sarifkaa lacagatna ay jaangoyn dowladu mar walba lacagta sixirka loogu sarifo suuqa, ma jiraan laba xarakaat waxaana lacagta xukuma isku bedelkooda suuqyada xorta ah laakiin dadaalkaasi waxa ay ku xidhan yihiin wax soo saar fara badan oo ay ku helaan waxa ay dhoofiyaan oo ka badan waxa ay soo dhoofsanayaan taasina waxa ay keenaysaa inay lacagtu noqoto lacag adag.

Qaybta danbe la soco……

 

Qalinkii: Prof: Qaasim Haybe Warsame

COMMENTS
LINKS