Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 265 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 265 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 265 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 265
WAJAALE NEWS
Tempo Afric TV oo falanqeeyey hadalkii Madaxweyne Biixi ee Xisbiyada iyo guddiga doorashada
November 4, 2018 - Written by Reporter:

Television-ka TEMPO AFRIC TV,ayaa falanqayn ka sameeyey Shirkii Jaraa’id ee u dambeeyey ee Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi qabto, kaasoo qodobbadii uu ka hadlay ee la xidhiidha dib u dhaca laga filayo doorashada golayaasha deegaanka iyo Wakiillada, eedaynta uu Mucaaradka u jeediyey iyo sida uu ugu dheggan yahay Guddiga doorashooyinka.

Waxa uu Telefeshinku ku casuumay barnaamijkiisan oo falanqaynta kala qaybqaatay Maxamud Sh. Cabdi (Geedwareershe) iyo Fu’aad Cabdi Ismaciil oo ku nool dalka Maraykanka, waxaanay ka warrameen siday ugu muuqdeen hadallada Madaxweynuhu iyo ujeeddada lagaga dhadhansan karo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga iyo falanqaynta ku saabsan Shirkii Jaraa’id ee u dambeeyey ee Madaxweyne Muuse Biixi qabtay iyo arrimihii uu kaga hadlay sida loo faaqiday;-

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews