Af-hayeenka Gudidii Nabadaynta Ceel-Afweyn oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Dararweyne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Af-hayeenka Gudidii Nabadaynta Ceel-Afweyn oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Dararweyne
November 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenka gudida nabadaynta Ceel-afweyn Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure “Ismaaciil Dheeg”  ayaa wwaxa uu si adag uga Hadley dil habeenkii xalay ka dhacay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, Isagoona baaq u diray beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaankaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS