WAJAALE NEWS

Af-hayeenka Gudidii Nabadaynta Ceel-Afweyn oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Dararweyne

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenka gudida nabadaynta Ceel-afweyn Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure “Ismaaciil Dheeg”  ayaa wwaxa uu si adag uga Hadley dil habeenkii xalay ka dhacay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, Isagoona baaq u diray beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaankaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version