Golaha Deegaanka Degmada Boorama oo Yeeshay Kal-fadhigii 16aad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Deegaanka Degmada Boorama oo Yeeshay Kal-fadhigii 16aad
November 7, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama ayaa maanta yeeshay kal-fadhigii 16aad ee golahaasi, Iyadoo looga hadlayay miisaaniyada sanadka 2019-ka iyo qodobo kale oo mihiim ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS