WAJAALE NEWS

Golaha Deegaanka Degmada Boorama oo Yeeshay Kal-fadhigii 16aad

Borama (WJN)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama ayaa maanta yeeshay kal-fadhigii 16aad ee golahaasi, Iyadoo looga hadlayay miisaaniyada sanadka 2019-ka iyo qodobo kale oo mihiim ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version