Wasaarada Gadiidka Somaliland Maxay Ka Tidhi In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Wasaarada Maaliyada? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Gadiidka Somaliland Maxay Ka Tidhi In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Wasaarada Maaliyada?
November 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland ayaa ka hadashay khilaaf la sheegay in uu soo kala dhex galay Wasaarada Maaliyada.

Agaasimaha guud ee wasaarada Gaadiidka ayaa ka Hadley waxa sababay khilaafka la sheegay in uu soo kala dhex galay wasaarada Maaliyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS