Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Saaxil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Saaxil
November 7, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Prof: Aadan Xaaji Cali Axmed oo maalintii labaad ku sugan magaalada Berbera ayaa maanta Maxkamada racfaanka degmada Berbera kulan balaadhan kula yeeshay maamulka gobolka Saaxil iyo laamaha amniga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/UIg2Ip_DZqU

COMMENTS
LINKS