Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
November 7, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waftigan uu horkacayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa u socda sidii ay u xalin lahaayeen una dhex dhexaadin lahaayeen labadii beelood ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS