WAJAALE NEWS

Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood

Laascaanood (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waftigan uu horkacayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa u socda sidii ay u xalin lahaayeen una dhex dhexaadin lahaayeen labadii beelood ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version