Weligaa ha rajo dhigin hana quusan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Weligaa ha rajo dhigin hana quusan
November 7, 2018 - Written by Reporter:

Mar kastood kufto kac, Mar kastood qaldanto sax oo toosi, Mar kastood dhacdo markale isku day, Mar kastood cadhay-santahay qosol.

Xataa hadaad ku fayso #Hore_hore_u_kuf oo bartaad joogtay hore uga dhaqaaq, wali gaa ha rajo beelin maalin kastoo adag ogow maalin fiican ood qosli doontid ayaa kuugu xigta.

Ha-noqon dantii daawade ee dalkaaga daacad u noqo, ilaali Diinta, Dalka, Dadka, iyo Danta guud. Noqo mid dad nimada dhawra, Noqo mid qadariya rabitaanka suuban ee naftiisa,

Waligaa ha-noqon cuf iyo culays cid kale adeeg sato, Kala baro oo kala taageer xaqa iyo baadilka, Waligaa qof ama bulsho BEEN haku raali galin ee sheeg Runta qadhaadh keeda macaan raagaa xigiye.

Markasta cusboonaysii yidi-diilada iyo kalsoonidaad ku qabto Raxmaanka.

Amb Ahmed Safiina

#Dalkaygoow_Raxmaan_Baynu_Leenahay

COMMENTS
LINKS