Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Amaro Culus Ku Soo Rogay Gaadiidka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Amaro Culus Ku Soo Rogay Gaadiidka
November 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo in dekada Berbera laga soo dejiyo baabuurta dhinaca bidix ku leh albaabka.

Dhinaca kale wareegtada Wasiirka Gaadiidka ayaa lagu joojiyey in aanay dalka soo gali karin baabuurta aan haysanin warqada dal ku galka ama sumada baabuurta Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS