Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Xarunta Cusub ee Salaam Bank | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Xarunta Cusub ee Salaam Bank
November 7, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar ayaa maanta daah-furay xarunta cusub ee ay shirkada Salaama Bank ku yeelan doonto dalkaasi.

Dhinaca kale daah-furka xaruntan waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, Marwada koowaad Khadra Maxamuud Xayd, Ra”iisal wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cali Xumad iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS