WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyadda “Xisaabaadka Guud Waa Waax Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda”
November 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa xaqiijiyey in xafiiska Xisaabaadka guud uu yahay Waax ka tirsan Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

Sidaasna wuxuu Wasiirka Maaliyaddu ku caddeeyey war-saxaafadeed kooban oo uu maanta soo saaray oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Wararka ee Wajaalenews, waxaanu u qornaa sidan:-

“Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay caddaynaysaa inuu dhammaaday kala aragtida sharciyeed ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda iyo Waaxda Xisaabaadka Guud ka dhexeeyay, kaas oo ku soo dhammaaday  in Xafiiska Xisaabaadka guud yahay Waax ka mid ah Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, sida ku xardhan Dastuurka JSL, Xeerka Maamulka Maaliyadda ee Waddanka u Dejisan iyo Hannaanka Dowladnimo ee Dunidu isticmaasho.”

 

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews