WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Somaliland oo Lagu Wareejiyay Qalab Casri Ah

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa qalabka xafiisyada oo ka kooban Computero iyo kamarado uu kala wareegay Wasaarada horumarinta Maaliyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version