Dhalinyaro Reer Somaliland Ah oo Laga Soo Celiyay Liibiya oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyaro Reer Somaliland Ah oo Laga Soo Celiyay Liibiya oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay
November 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Waxaa magaalada Hargeysa maanta lagu soo dhaweeyay dhalinyaro reer Somaliland ah oo mudooyin ku xanibnaa jeelasha dalka Liibiya.

Dhinaca kale Dhlainyaradan waxa garoonka diyaaradaha ee Cigaal ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Hay”adda barakacayaasha, Hay”adda IOM iyo Wasaarada Caafimaadka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS