WAJAALE NEWS

Solja oo War Ka Soo Saartay Dacwada Laga Gudbiyay Telefiishanada Saab iyo Star

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa ka hadlay dacwad ka dhan ah Telefiishanada Saab iyo Satar oo uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland u gudbiyay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version