DAAWO; Ururka Dhalinyarada Magaalada Tog Wajaale Ee Taakulo Oo Deeq Gaadhsiiyay Dugsiga Xasan Cawke. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ururka Dhalinyarada Magaalada Tog Wajaale Ee Taakulo Oo Deeq Gaadhsiiyay Dugsiga Xasan Cawke.
November 8, 2018 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N) Ururka Matadawiciinta Ee Dhalinyarada Magaalada Tog Wajaale Ee Taakulo Ayaa Deeq Ku Wareejiyay Maamulka  Dugsiga Hoose Ee Magaalada Wajaale,

ururka taakulo 1

kuraas 2

Deeqdan oo ka koobnayd kuraasida laba fasal ayaa ururka taakulo ku Gaadhsiiyeen Dugsiga xasan cawke Waxaana Munaasibadan ka hadlay Masuuliyiinta ururka taakulo oo ah urur isku bahaystay Sidii ay ugu qayb qaadan lahaayeen horumarinta Arimaha Bulshada ee magaalada tog wajaale ee Gobolka Gabiley,

kuraas 1

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS