DAAWO;Gudida Jidka Isku Xidha Hargaysa Iyo Balay-gubadle Oo Haayada Wadooyinka Ku Wareejiyay Dhamaystirka Wadadaasi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Gudida Jidka Isku Xidha Hargaysa Iyo Balay-gubadle Oo Haayada Wadooyinka Ku Wareejiyay Dhamaystirka Wadadaasi.
November 8, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gudida Gacanta ku haysay dhismaha wadada isku xidha hargaysa iyo balay-gubadle ayaa si rasmiya dhamaystirka wadadaasi ugu wareejiyay haayada wadooyinka Somaliland.

Waxaana wareejinta wadadan goob joog ka ahaa mareeyaha haayada wadooyinka iyo masuuliyiin kale oo ka socday haayada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS