WAJAALE NEWS

DAAWO; Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maayarka Ku Eedeeyay In Uu Musuq Maasuqay Miisaaniyadii 2018 Iyo fariinta Uu Udiray Madaxwaynaha Jsl.

GABILEY(W,N) Xildhibaan Maxamed Aamin Cali oo kamida golaha deegaanka Gabiley ayaa maayarka Gabiley ku Eedeeyay In uu musuq maasuqay Miisaniyadii 2018 taasi oo Aanu golaha hor keenin Xisaab Xidhkeenka,

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed ayaa sharci daro ku tilmaamay miisaaniyad Cusub ee goluhu Ansixiyeen islamarkana aan Kalfadhigii Golaha aan lasoo hor Dhigin Miisaaniyada ay meel Mariyeen,

Dhanka kale Xildhibaanka ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu waxka qabto lunsiga hantida ee uu u kacay maayarka gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;

https://youtu.be/UkfFRbL5tgY

Exit mobile version