DAAWO; Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Digniin Culus Udiray Cidkasta Oo Ku Hawlan Kala Qaybinta Shacabka Iyo Adeegsiga Qabyaalada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Digniin Culus Udiray Cidkasta Oo Ku Hawlan Kala Qaybinta Shacabka Iyo Adeegsiga Qabyaalada,
November 14, 2018 - Written by Editor:

Jabuuti(W,N) Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar  Geele ayaa bulshada reer jabuuti iyo cidkasta oo isku dayda in ay umada Qabyaalad ku  kala qaybiso digniin culus udiray.

Sidoo kale Madaxwayne Geele ayaa Sheegay in dadka ku hawlan kala qaybinta bulshadu ay yihiin kuwii xiligii guumaysiga dabadhilifka ahaa ayna waajib tahay    ilaalinta deeganku saaran Cidkasta oo reer jabuuti ah Iyo Dawlada.

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;

https://youtu.be/Lr5OPDXzm3Y

COMMENTS
LINKS