WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Isbedelada Ka Bilaabmay Geeska Africa

Hargeisa(WJN):Hogaamiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay heshiiska sadex geesoodka ah ee dhaxmaray dawlada dariska aan nahay ee soomaaliya itoobiya iyo eletariya waxana uu ku dheeraaday saamaynta ay ku yeelan doono somaliland

 

Hargeysa Office

Wajaalenews.net

Wariye AKadir Habbane

 

Exit mobile version