DAAWO; Qaarkamida Masuuliyiinta Huteelada Magaalada Hargaysa Oo Hadlay Amar Culus Oo Xukuumada Somaliland Dul Dhigtay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaarkamida Masuuliyiinta Huteelada Magaalada Hargaysa Oo Hadlay Amar Culus Oo Xukuumada Somaliland Dul Dhigtay,
November 15, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida Huteelada Magaalada Hargaysa ayaa ka Dareen celiyay Amarkii Xukuumada Somaliland dul dhigtay huteelada waawayn ee lagu caweeyo habeenkii.

Sahra Halgan 1

Masuuliyiinta Huteelada Hido Dhawr, Cali Jirde iyo ceel sheikh oo siyaabo kale duwan shir jaraa,id ugu qabtay meheradohooda ayaa sheegay in ay uhogaan samayaan waxkasta oo kor loogu qaadayo Abniga caasimada.

jirde huteel

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS